Hay’ada Ceemiska Sweden Oo Hakisay Lacago Badan Oo Lagu Sameeyay Qayaano

Försäkringskassan oo ah Hay’ada Ceemiska Sweden ayaa   hakisay lacago badan kadib Markii ay dhacday wax isdama marin   iyadoo dadka qaarkood ay qorteen jiro xili ay shaqeenayeen halka dadka kale lagu qabtay qaladaad kale.

Labada Hay’adood ee Försäkringskassan iyo Skatteverket oo si wadajir u shaqeeyay ayaa iska kaashadaday ka hortaga yaqaanooyinkan ka dhacay laanta ceemiska ee Dowlada Sweden.

sida ay sheegtay laanta Ceemiska ku dhawaad 650 miljoner oo kronor ayaa laga hakiyay dadkaasi lagu qabtay qayaanada oo tiro ahaan gaaraya 800 oo qof.

Dadka lagu qabtay qaanada ayaa badankooda lagu wargaliyay booliska madama lacagtooda ay aheyd mid tiro badan.

Goobjoog Business.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here