Madaxweynaha Puntland Oo Kormeeray Qalabka Lagu Dhisayo Dekedda Garacad.

Madaxweynaha Dowladd Gobolleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray qaar kamid ah qalabka lagu dhisayo Dekadda Garacad oo soo gaaray Magaalada Gaalkacayo.

Munaasabadda kooban oo lagu qabtay goobta qalabka la keenay oo ahayd Laanta Dusmada ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar kamid ah goleyaasha Puntland, Isimo, Nabadoono, Ganacsato guddiga dhismaha dekedda Garacad iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Garacad ayaa dhawaan la filyaa in dekadd uu leeyahay Maamulka Puntiland laga dhiso 

Goobjoog Business. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here