Baarlamaanka Soomaliya Oo Maanta Marin Doona Akhrinta Ugu danbeysay ee wax ka badelka Sharciga Batroolka.

Xubnaha Baarlamaanka dalka oo yeelanaya Kulan koodii 16aad  kalafadhiga 5aad ayaa si maanta oo Isniin ah waxa ay marin doonaan Akhrintii 3aad iyadoo horay ay u soo mariyeed 1aad iyo 2aad .

Sharcigaan ayaa la filyaan in ugu danbeyan Cod ay u qaadaan Baarlamaanka Faderaalka Soomaliya.

Goobjoog Business.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here