Turkiga Oo Maashaariic Hormarineed Ka Fulinaya Deegaanada Koonfur Galbeed

C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, Madaxweynaha Koonfur Galbeed  ayaa xaley Kullan la qaatey Wakiilka Hay”ada TIKA ee wakiil ka ah Dowladada Turkiga.

kullanka aya waxaa ka soo qeyb galey Wasiirada Qorsheynta, Waxbarashada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale.

Kulanka ayaa waxa inta badan looga Hadley sidii hay’adda Tika mashaaric kala duwan ugu fulin laheyd deegaanada Kgs sida waxbarsahda,Caafimaadka Iyo dib u dhiska Deegaanada Maamulkaas  Si ay uga qeyb qaataan Horumarka.

Ugu Danbeyn Madaxweynaha Maamulka  Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa U Mahad celiyey Madaxda Hay’adda Tika sida Mar waliba ay u garab taaginyihiin Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Goobjoog Business.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here