Pakistan Oo Sii Daysay Kallumeysato U Dhalatay Hindiya

Tarada Kallumeysataan ayaa waxa ay aheed 100 Ruux ,oo u dhalatay  dalka Hindiya .

Sii-dayntooda ayaa lagu micneeyey Niyad Wanaajin, waxaana Kalluumeysatada lagu wareejiyey Mas’uuliyiinta Hindida ee ku sugan goobta laga tallaabo Xuduudka ee Wagha ee u dhexeysa labada Waddan.

Idaacadda Express News ayaa sheegtay in Kalluumeytadaasi la sii daayey ay yihiin qeybtii 3-aad ee Kalluumeystada Hindiya ee bishan laga sii daayey Xabsiyadda dalka Pakistan.

Goobjoog Business.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here