Ganacsiga Beled Xaawo Oo Hakad Kujira Kadib Markii Ciidanka Kenya Ay Xireen Xadka Laabda Dal.

Zeytuun Maxamed Cali oo kamid ah dadka kunool degmadaas ayaa xusay in labada dhinac ay saameysay xirnashaha xadka beledxawo Kenya ay la wadaagto.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here