Maalintii Shanaad Waxaa Xiran Ganacsiga Suuqa Islii

Suuqaan waxaa baddi ku ganacstada  dad soomali ah , iyadoo ay ka cabanayaan Cashuur ay Dowladda kenay ku kordhisay.

Sida uu inoo sheegay mid ka mid ah dadka ku dhaqan Islii arrintan ayaa laga dareemay guud ahaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here