Qiimaha Kallunka Suuqyada Muqdisho Oo Hoos U dhacay

Ganacsatada kaluunka ku iibisa kawaanka malaayga degmada xamarweyne ayaa sheegay in uu hoos u dhacay qiimaha kaluunka .

Waxa ay sheegeen in ay raintaasi sabab u tahay xiliyada kuleylaha

Munasar maku aweys oo kamida ganacstada kawaanka malaayga degmada xamarweyne ayaa arimahaasi aan wax ka weydiinay 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here