ShirKa Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Oo Ka Socda Magaaladda Kismaayo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland  Axmed Mabdoobe  ayaa daahfurey shirka,waxaana shirka goob joog ka ah  Ra’iisal wasaaraha  soomaliya Xasan Cali Kheere , iyo xubano ka socda Beesha Caalamka Shirka waxaa maalgalinaya Midowga Yurub waxa uuna socon doona dhowr cisho

 Halkaan Hoose ka dhageyso Muhiimada Shirka: 

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here