Wasiir Bayle: Oo Dhagax Dhigay Xarumaha Canshuuraha Gobolka Banaadir

Dr. Cabdiraxmaan Duucel Bayle  wasiirka Maaliyadda Soomaliya ayaa sheegay in xaruntaan loogu talay in laga Maamulo Canshuurta Gobolka Benaadir isagoo xusay in Baahi wayn loo qabo xiligaan

Balyle sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday sida dalka Muhiim ugu tahay in canshuurta la bixiyo.

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here