Shir Looga Hadalayo Nabadda Iyo Dhaqaalaha Afrika Oo Ka Furmaya Kampala

Shirkaan waxaa ka qeybgalya qaar kamid ah Madaxda Wadamada Qaaradaan Afrika,  wakiillo ka socda hay’adaha iyo bangiyada caalamiga ah, ganacsato iyo ergooyin kor u dhaafaysa ilaa kun oo ka qeyb galaya shir-madaxeed looga hadlayo sidii loo heli lahaa Afrika nabdoon, isdhexgalkeedu sarreeyo, isla markaana dhaqaaleheedu kobcayo, kaas oo maanta ka furmaya Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda .

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shirkaasi waxaana hadda  Goobta uu shirka ka furmaya Ku sugan Madaxda dalalka Soomaliya  Uganda, Koonfur Afrika, Tanzania iyo Kenya iyadoo la filayo in ay kuwo kale halkaas Gaaraan

Wixii ka soobaxo Shirkaas Halkaan Kala Soco.

Goobjoog Business.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here