Somaliland Oo Ka Qeybgashay Shirka Ganacsiga Caalamka Oo Lagu Qabtay Uk

Waa Markii ugu horeysay oo maamulka soomaliland uu ka qeybgalo shirkaan oo lagu marti galiyay dalka Uk , oo ay ka qeybgaleen 100 dal .

Waxaa si gooni ah diiradda loogu saaray Hormarinta Ganacsiga iyadoo wadamada soo xaadiray shirkaan ay soo bandhigeen sida uu yahay Ganacsida dalkooda .

Dhidhca soomaliland waxaa shirkaa umatalayay Wasiirka Wasaaradda xiriirka Goleyaasha Maxamed Xaaji Aadan , isgoo Hargeysa ku soo laabtay Wasiirka ayaa xusay in soomaliland shirkaas uu ulahaa faa’iido Gaar Ah.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka:- 

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here