Qiimaha La Iibiyo Biyaha Magaaladda Baydhabo Oo Sare Ukacay

Maamulka K/galbeed ayaa qorsheynaya iney biyo dhaamin u sameeyaan dadka aan awoodin iney bixiyaan qiimaha la kala siisto biyaha oo sare ukacay.

Qiimaha biya ayaa maraya fuustadii 35kun oo shilin soomalia h halka Markii hore ee ahaayeen 15kun oo shilin soomali ah.

Halkaan hoose ka dhageyso Warbixinta oo dhameystiran:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here