Kalluumeysatada Ceel Macaan: Waxaa Dhib Ku Qabnaa Maraakiibta Shisheeye

Afhayeenka kalluumeystada Degmada Ceel macaan ee  Gobolka Shabeellaha Dhexe   Cabdulqaadir macaani Cabdi  ayaa xusay in jiraan kallumeysto badan oo iyaga iyo doomahooda la la,yahay oo gacanta ugu jira sida uu sheegay kooxo wata maraakiib oo burcad badeednimo ku eedeynaya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhan :-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here