Qiimaha Khudaarta Magaaladda Baladwayn Oo Sare Ukacday

Sare kacaan ku yimid sicirka Khudaarta ayaa Ganacstada Baladweyn waxa ku sababeeyeen in wabiga shabeelle uu biyo yareeyay xiligaan beerahana gobolkan aysan helin waraab ku filan  .

Arintaan ayaa waxa sameyn ku yeelatay beeralleyda Gobolka Hiiraan iyo Ganacstada iibisa Khudaarta , waxaana sidoo kale hadda sii yaraanaya abuurka beeraha Gobolka .

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warbixinta Oo Dhameystiran:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here