2017: Tobanka dal ee ugu wanaagsan dunida dhanka dhaqaalaha & nolosha qoysaska

Dhaqaalaha dunida waxaa uu u muuqdaa mid soo wanaagsanaanaya iyadoo la filayo in sanadkan uu kobac ka badan sanadahii hore in uu sameeyo.

Waxaa todobaadkan lasoo saaray warbixinta Inclusive Development Index oo sanadkiiba mar lasoo saaro. Waxaa warbixintan lagu soo gudbiyaa xog uruurin laga sameeyo qoysaska dalalka ugu dhaqaalaha wanaagsan caalamka iyadoo aan la tixgelineynin wax soo saarka guud ee dalka balse la fiirinayo heerka nolosha ee qoysaska ku nool dalalkaas.

Hadaba waa ku wan tobanka dal ee ugu wanaagsan dunida dhanka dhaqaalaha iyo nolosha qoysaska:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here