Waa kuwee magaalooyinka ugu qaalisan dunida xagga nolosha ee sanadkan 2017?

Liiska magaalooyinka ugu qaalisan dunida xagga maciishada ee sanadka 2017 ayaa bishii June ee sanadkan lagu dhawaaqay.

Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan ee ajaanibta iyo muwaadiniintaba ay ku noolaan karaan.

Magaalooyinka Hon Kong, Tokyo & Zurich ayaa noqday magaalooyinka ku xiga Luanda.

Halka magaalooyinka Singapore, Seoul, Geneva, Shanghai, New York iyo Bern ay kala galeen kaalmaha 5’aad illaa iyo 10’aad.

Shirkadda Mercer ayaa sanad walba sameysa liiska kala horreynta magaalooyinka dhanka maciishadda.

Mercer ayaa magaalooyinka ka qiimeysa in ka badan 200 oo kamid ah adeegyada iyo badeecadaha magaalooyinkaas. Meelaha laga qiimeeyo waxaa kamid ah qiimaha guryaha, dharka, gadiidka, cunada, goobaha madadaalada iyo nolosha qoysaska.

Hadaba hoos ka aqriso 20-ka magaalo ee ugu qaalisan dunida xagga nolosha:

 

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here